Latest

May 19, 2013 - Bayaan: Kooxda al-Shabaab oo qirtay in khilaafka u dhexeeya uu keeni karo in labo garab ay u kala jabto ... - May 19, 2013 - Documents: Dowladda Soomaaliya oo baaq kulul u dirtay Somaliland ... - May 19, 2013 - Urur goboleedka IGAD oo saameyn muuqata ku leh arrimaha Jubbooyinka ayaa la kulmaya caqabo hor-leh ... - May 19, 2013 - Sharci-dajiyayaal Kenya oo halis ugu jira in ay xilka loogala noqdo dalbkooda mushaar kordhinta ... - May 19, 2013 - Sababaha ka danbeeya weerarada galbeedka Kenya oo aan wali caddayn ... - May 19, 2013 - Kenya: Nin lagu tuhmay argagaxisonimo iyo xaaskiisa oo la toogtay ... - May 18, 2013 - Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded ... - May 18, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo shirarka Kismaayo qaadacay ayaa baaq kama dambeys ah u direy Somaliland ... - May 18, 2013 - Kismaayo: Iyadoo ammaanka laga deyriyey ayaa waxaa magaalada yimid wafdi ka socday IGAD ... - May 18, 2013 - Somalialnd: Shacabka iyo madaxda oo xusay 18-ka bishan May ... - May 18, 2013 - AMISOM oo go’aan cad ka qaadatay muranka Jubbooyinka iyadoo Kenya ay ciidamo dheeraad ah rabto ... - May 17, 2013 - Sheekh Xasan Daahir oo ka deyriyey mustaqbalka fog ee kooxda al-Shabaab ayaa qiray inuu khilaaf baahsan jiro ... - May 17, 2013 - Xiisad isa soo taraysa xilli ay laba hogaamiye sheeganayaan madaxwaynanimada Jubbaland ... - May 17, 2013 - Soomaaliya oo isku diyaarinaysa in ay la wareegto maamulka hawadeeda ... - May 17, 2013 - Col. Barre Hiiraale oo isku sheegay madaxweynaha Jubba-land ayaa Gedo ka helay ciidamo gurmad ah ... - May 17, 2013 - Golaha xukuumadda oo isku raacay sharciga la dagaallanka argagaxisada ... - May 17, 2013 - Xukuumadda oo u yeertay ergadii ay u dirtay Kismaayo ... - May 17, 2013 - Ciidamada dowladda oo iska difaacay weerar kaga yimid al-Shabaab ... - May 17, 2013 - Baarlamaanka Soomaaliya oo meel mariyey miisaanidda iyo ajandooyin kale ... - May 16, 2013 - EU to step up security involvement in Somalia ... - May 16, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay safiirka cusub ee koofurta Kuuriya ... - May 16, 2013 - Sidee loo arkaa doorashadii Kismaayo ee maamulka Jubba-land? ... - May 16, 2013 - Shaqaalaha Jabuuti oo codsanaya urur shaqaale oo midaysan ... - May 16, 2013 - Kenya oo ka gaabinaysa hirgalinta habaynta booliiska ... - May 16, 2013 - Nabadoon Cartan oo loo direy tacsi “Ilaahay ha cafiyo” ... - May 16, 2013 - Koofur Africa oo ka walaacsan argagaxiso fariisimo ku leh dalkeeda ... - May 15, 2013 - Somalia: European Union Training Mission To Train Somali Forces In Somalia ... - May 15, 2013 - Kismaayo: Axmed Madoobe oo ku guuleystay doorashada maamulka Jubba-land ... - May 15, 2013 - Dowladda madaxweyne Maxamuud oo isbeddal militariga ah sameysay ... - May 15, 2013 - Soomaalida oo si wanaagsan u xustay maalinta dhallinta iyo aas-aaskii SYL oo laga joogo 70-sano ... - webdesign

Home » Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan muhiim ah la qaatay jaaliyadda Sudan

(Salaamanews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay (Arbaco) magaaladda Khartoum kula kulmay Jaaliyadda iyo ardayda Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Sudan.

Madaxweynaha oo la hadlayay ardayda iyo jaaliyadda Soomaaliyeed ayaa uga mahadceliyay dowladda Sudan fursadaha waxbarasho ee ay siisay ardayda Soomaaliyeed xilligii uu burburka ka jiray dalka Soomaaliya iyo kaalmada ay u fidisay shacabka Soomaalida.

Madaxweyanaha ayaa ardayda iyo jaaliyadda uga warbixiyay xaaladda iyo isbeddelka ka jira dalka, wuxuuna sheegay in laga soo gudbay xilligii ku meel gaarnimada isagoo faahfaahin ka bixiyay doorashooyinkii ka dhacay dalka iyo horumarka ay dowladdu ku tallaabsatay.

Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu intaas ku daray inay dowladdiisu siineyso ahmiyadda ugu horreysa amniga, wuxuuna ardayda kula dardaarmay inay aqoontooda uga faa’iideeyaan dalka iyo dadka.

Madaxweynaha jamhuurriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka Suudaan uga qeyb galay 57-da guuradii ka soo wareegtay markii uu dalkaasi xornimada qaatay.ayaa shalay magaalada Khartoum kula kulmay dhiggiisa dalkaas Cumar Xasan Al-Bashiir.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sidoo kale shalay soo kormeeray warshadda lagu farsameeyo lacag ay dowladddi KMG aheyd ee Soomaaliya horay uga dalbatay inay u daabacdo dowladda Sudan taasoo lagu heshiiyay inay Sudan sii heyso tan iyo inta laga tayaynayo laamaha maaliyadeed  ee  dowladdda Soomaaliya.

Salaamanews

Nairobi, Kenya

Info@salaamanews.com

Tags:

Halkan Hoose ku Jawaab

Copyright © 2013 Salaamanews · RSS · Farsamadii AqoonKaal