Latest

May 22, 2013 - Somalia: Somaliland Leader Hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa ... - May 22, 2013 - Ra’isal wasaare Shirdoon oo Muqdisho kula kulmay wakiilka midowga Africa ee Soomaaliya ... - May 22, 2013 - Xukuumadda Soomaaliya oo bilawday qaadista isbaarooyinka sharci darada ah ee duleedka Muqdisho ... - May 22, 2013 - Safaricom oo raadinaysa fikrado wax ku ool ah oo la xidhiidha barnaamijyada moobiilllada ... - May 22, 2013 - Guddoomiyaha Gobolka Mandheera oo codsaday kulan lagu xaliyo shaqaaqooyinka qabiilada xuduudka isaga gudba ... - May 22, 2013 - Edward Hoseah: Musuq-maasuqa waan ka tirtiri karnaa Tansaaniya ... - May 21, 2013 - Dibad bax ka dhacay Muqdisho oo lagu diiday mooshinka laga keenay xukuumadda RW Saacid ... - May 21, 2013 - Wafdi caalami ah oo tagay Kismaayo ayaa xal u raadinaya hogaanka fashilka u dhaw ee Jubba-land ... - May 21, 2013 - Xildhibaannada ka maqan fadhiyada baarlamaanka oo loogu goodiyey inay xilka weyn doonaan ... - May 21, 2013 - Dowladda Australia oo isku dayeysa inay xiriirka u wanaajiso Soomaaliya ... - May 21, 2013 - AMISOM oo ku dhawaaqday howl gallo saf ballaaran ah oo joogta ka noqon doona Muqdisho ... - May 21, 2013 - Madaxweynaha Puntland oo dowladda ku adkeeyey inay aqoonsato maamulka Jubba-land ... - May 20, 2013 - What happened to Somalia’s pirates? ... - May 20, 2013 - Soomaaliya oo soo celineysa xiriirkeedii Sudan ayaa horumar la rabta ciidankeeda xoogga ... - May 20, 2013 - Dowladda Ghana oo ku biirtay dowladaha taageersan Soomaaliya ... - May 20, 2013 - Muqdisho: Ammaanka iyo isdhex-galka bulshada oo laga dooday ... - May 20, 2013 - Madaxtooyada Muqdisho oo madaafiic lagu weeraray iyadoo al-Shabaab laga adkaaday ... - May 20, 2013 - Madaxweyne Maxamuud iyo gudoomiyaha baarlamaanka carabta oo kulmay ... - May 20, 2013 - Baarlamaanka Soomaaliya iyo hey’adda nabad sugidda qaranka oo muransan ... - May 19, 2013 - Bayaan: Kooxda al-Shabaab oo qirtay in khilaafka u dhexeeya uu keeni karo in labo garab ay u kala jabto ... - May 19, 2013 - Documents: Dowladda Soomaaliya oo baaq kulul u dirtay Somaliland ... - May 19, 2013 - Urur goboleedka IGAD oo saameyn muuqata ku leh arrimaha Jubbooyinka ayaa la kulmaya caqabo hor-leh ... - May 19, 2013 - Sharci-dajiyayaal Kenya oo halis ugu jira in ay xilka loogala noqdo dalbkooda mushaar kordhinta ... - May 19, 2013 - Sababaha ka danbeeya weerarada galbeedka Kenya oo aan wali caddayn ... - May 19, 2013 - Kenya: Nin lagu tuhmay argagaxisonimo iyo xaaskiisa oo la toogtay ... - May 18, 2013 - Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded ... - May 18, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo shirarka Kismaayo qaadacay ayaa baaq kama dambeys ah u direy Somaliland ... - May 18, 2013 - Kismaayo: Iyadoo ammaanka laga deyriyey ayaa waxaa magaalada yimid wafdi ka socday IGAD ... - May 18, 2013 - Somalialnd: Shacabka iyo madaxda oo xusay 18-ka bishan May ... - May 18, 2013 - AMISOM oo go’aan cad ka qaadatay muranka Jubbooyinka iyadoo Kenya ay ciidamo dheeraad ah rabto ... - webdesign

Home » Warar

Muqdisho: Madaxa hey’adda USAID oo la kulmay madaxda Soomaaliya

(Salaamanews)-Madaxa hay’adda Maraykanka u qaabilsan gargaarka iyo horumarinta caalamiga ee USAID ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho, isagoo la kulmay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Booqashada Rajiv Shah, maamulaha USAID uu ku tagay magaalada Muqdisho ayaa ka dhigeysa mas’uulkii ugu sareeyay maamulka Maraykanka ee booqasho ku taga Muqdisho muddo sanado ah.

Dowladda Maraykanka oo bishii la soo dhaafay si rasmi ah u aqoonsatay dowladda Soomaaliya markii ugu horreysay 20 sano ayaa sheegtay inay ka go’an tahay la shaqeynta dowladda cusub ee uu hoggaanka u hayo Xasan Sheekh Maxamuud, sida uu sheegay Rajiv Shah.Rajiv-Shan-300x199

“Si’ aan musiibadii hore u soo noqon dadka Soomaaliyeed waxaan dowladoodu ugu deeqeynaa 20-milyan oo doollar oo dheeraad ah” ayuu sii raaciyay.

Shah oo shir jaraa’id la qabtay madaxweynaha Soomaaliya, ayaa ku dhawaaqay deeq lacageed oo dhan 20 milyan oo doollar oo lagu taageerayo mashaariic caafimaad iyo waxbarasho. Shah wuxuu sheegay in Maraykanka uu sidoo kale doonayo inuu Soomaaliya ka caawiyo la dagaallanka musuqmaasuqa.

Wuxuu rajo ka muujiyay mustaqabalka dalka, oo soo maraya dhibaatooyin isugu jira dagaallo, macluul iyo argagaxisannimo.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in hay’adda USAID ay ballan-qaadday inay billowdo dib u dhiska iyo dayactirka xarumaha muhiimka ah u dowladda ee Muqdisho.

Waa masuulkii labaad ee ka socda washington oo la kulma madaxda Soomaalida, iyadoo dhawaan madaxweynaha iyo sanator Kieth Ellison ay Muqdisho ku wada kulmeen.

Salaamanews

Nairobi, Kenya

Info@salaamanews.com

Tags:

Halkan Hoose ku Jawaab

Copyright © 2013 Salaamanews · RSS · Farsamadii AqoonKaal