Latest

May 21, 2013 - Dibad bax ka dhacay Muqdisho oo lagu diiday mooshinka laga keenay xukuumadda RW Saacid ... - May 21, 2013 - Wafdi caalami ah oo tagay Kismaayo ayaa xal u raadinaya hogaanka fashilka u dhaw ee Jubba-land ... - May 21, 2013 - Xildhibaannada ka maqan fadhiyada baarlamaanka oo loogu goodiyey inay xilka weyn doonaan ... - May 21, 2013 - Dowladda Australia oo isku dayeysa inay xiriirka u wanaajiso Soomaaliya ... - May 21, 2013 - AMISOM oo ku dhawaaqday howl gallo saf ballaaran ah oo joogta ka noqon doona Muqdisho ... - May 21, 2013 - Madaxweynaha Puntland oo dowladda ku adkeeyey inay aqoonsato maamulka Jubba-land ... - May 20, 2013 - What happened to Somalia’s pirates? ... - May 20, 2013 - Soomaaliya oo soo celineysa xiriirkeedii Sudan ayaa horumar la rabta ciidankeeda xoogga ... - May 20, 2013 - Dowladda Ghana oo ku biirtay dowladaha taageersan Soomaaliya ... - May 20, 2013 - Muqdisho: Ammaanka iyo isdhex-galka bulshada oo laga dooday ... - May 20, 2013 - Madaxtooyada Muqdisho oo madaafiic lagu weeraray iyadoo al-Shabaab laga adkaaday ... - May 20, 2013 - Madaxweyne Maxamuud iyo gudoomiyaha baarlamaanka carabta oo kulmay ... - May 20, 2013 - Baarlamaanka Soomaaliya iyo hey’adda nabad sugidda qaranka oo muransan ... - May 19, 2013 - Bayaan: Kooxda al-Shabaab oo qirtay in khilaafka u dhexeeya uu keeni karo in labo garab ay u kala jabto ... - May 19, 2013 - Documents: Dowladda Soomaaliya oo baaq kulul u dirtay Somaliland ... - May 19, 2013 - Urur goboleedka IGAD oo saameyn muuqata ku leh arrimaha Jubbooyinka ayaa la kulmaya caqabo hor-leh ... - May 19, 2013 - Sharci-dajiyayaal Kenya oo halis ugu jira in ay xilka loogala noqdo dalbkooda mushaar kordhinta ... - May 19, 2013 - Sababaha ka danbeeya weerarada galbeedka Kenya oo aan wali caddayn ... - May 19, 2013 - Kenya: Nin lagu tuhmay argagaxisonimo iyo xaaskiisa oo la toogtay ... - May 18, 2013 - Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded ... - May 18, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo shirarka Kismaayo qaadacay ayaa baaq kama dambeys ah u direy Somaliland ... - May 18, 2013 - Kismaayo: Iyadoo ammaanka laga deyriyey ayaa waxaa magaalada yimid wafdi ka socday IGAD ... - May 18, 2013 - Somalialnd: Shacabka iyo madaxda oo xusay 18-ka bishan May ... - May 18, 2013 - AMISOM oo go’aan cad ka qaadatay muranka Jubbooyinka iyadoo Kenya ay ciidamo dheeraad ah rabto ... - May 17, 2013 - Sheekh Xasan Daahir oo ka deyriyey mustaqbalka fog ee kooxda al-Shabaab ayaa qiray inuu khilaaf baahsan jiro ... - May 17, 2013 - Xiisad isa soo taraysa xilli ay laba hogaamiye sheeganayaan madaxwaynanimada Jubbaland ... - May 17, 2013 - Soomaaliya oo isku diyaarinaysa in ay la wareegto maamulka hawadeeda ... - May 17, 2013 - Col. Barre Hiiraale oo isku sheegay madaxweynaha Jubba-land ayaa Gedo ka helay ciidamo gurmad ah ... - May 17, 2013 - Golaha xukuumadda oo isku raacay sharciga la dagaallanka argagaxisada ... - May 17, 2013 - Xukuumadda oo u yeertay ergadii ay u dirtay Kismaayo ... - webdesign

Home » Warar

Qaramada midoobay oo ballaarineyso shaqada ay ka waddo Soomaaliya

(Salaamanews)-War qoraal ah oo maanta ka soo saaray xafiiska xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha gargaarka ee Soomaaliya oo magaciisa loo soo gaabiyo OCHA, ayaa lagu sheegay in QM ay qorsheynayso ballaarinta hawlaha ay ka wadaan gudaha Soomaaliya.

Justin Brady oo ah madaxa xafiiska OCHA ee Soomaaliya, ayaa VOA u sheegey in hawlgaladooda gudaha dalka ay saamixi doonaan in dad badan gargaar loo fidiyo.

Wuxuu sheegay in shaqaale badan oo ka tirsan QM in ay hadda u soo guurayaan dalka Soomaaliya haddii ay ahaan lahaayeen kuwa maxali ah iyo kuwa caalami.

“Waan in aan maanka ku heyno siddii dad badan gargaar u heli lahaayeen kuwaasoo ku nool gudaha dalka” ayuu yiri Mr. Brady.

Wuxuu sheegay in saraakiishaas immaaneysa Soomaaliya ay ku jiraan kuwa ka maarmaya magaalada Nairobi oo ay joogi jireen.

Wuxuu kaloo sheegay in xafiisyo ay hadda ku lee yihiin Soomaaliya oo dhan gaar ahaan meelihii laga saaray Al-Shabaab sannadkii hore sida Baydhabo iyo Kismaayo.

Wuxuu yiri “ Waxaa la joogaa xilligii ugu fiicnaa ee Soomaaliya la maalgashan lahaa, sidaas oo ay tahay waxaa loo baahan yahay lacag dheeri si Soomaaliya loogu guuro” ayuu yiri mar kale Mr. Brady.

Ugu dambeen wuxuu sheegay sarkaalkan in ay dhexdhexaad yihiin marka loo eego gargaarka la siinaayo Soomaaliya oo dhan, Soomaalidana sidaas ay u arkaan.

Si kastaba, boqolaal qoys oo Soomaaliya oo ku sugnaa xeryaha qaxootiga ee dalka Kenya, ayaa la sheegay in ay dib ugu laabateen deeganadii ay markii hore ka soo barakaceen iyadoo ay jirto baahi ay u qabaan in la gaarsiiyo gargaar bini aadminimo, dib u dejinna loo sameeyo.

 Salaamanews

Muqdisho, Soomaaliya

Info@salaamanews.com

Tags:

Halkan Hoose ku Jawaab

Copyright © 2013 Salaamanews · RSS · Farsamadii AqoonKaal