Latest

May 17, 2013 - Sheekh Xasan Daahir oo ka deyriyey mustaqbalka fog ee kooxda al-Shabaab ayaa qiray inuu khilaaf baahsan jiro ... - May 17, 2013 - Xiisad isa soo taraysa xilli ay laba hogaamiye sheeganayaan madaxwaynanimada Jubbaland ... - May 17, 2013 - Soomaaliya oo isku diyaarinaysa in ay la wareegto maamulka hawadeeda ... - May 17, 2013 - Col. Barre Hiiraale oo isku sheegay madaxweynaha Jubba-land ayaa Gedo ka helay ciidamo gurmad ah ... - May 17, 2013 - Golaha xukuumadda oo isku raacay sharciga la dagaallanka argagaxisada ... - May 17, 2013 - Xukuumadda oo u yeertay ergadii ay u dirtay Kismaayo ... - May 17, 2013 - Ciidamada dowladda oo iska difaacay weerar kaga yimid al-Shabaab ... - May 17, 2013 - Baarlamaanka Soomaaliya oo meel mariyey miisaanidda iyo ajandooyin kale ... - May 16, 2013 - EU to step up security involvement in Somalia ... - May 16, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay safiirka cusub ee koofurta Kuuriya ... - May 16, 2013 - Sidee loo arkaa doorashadii Kismaayo ee maamulka Jubba-land? ... - May 16, 2013 - Shaqaalaha Jabuuti oo codsanaya urur shaqaale oo midaysan ... - May 16, 2013 - Kenya oo ka gaabinaysa hirgalinta habaynta booliiska ... - May 16, 2013 - Nabadoon Cartan oo loo direy tacsi “Ilaahay ha cafiyo” ... - May 16, 2013 - Koofur Africa oo ka walaacsan argagaxiso fariisimo ku leh dalkeeda ... - May 15, 2013 - Somalia: European Union Training Mission To Train Somali Forces In Somalia ... - May 15, 2013 - Kismaayo: Axmed Madoobe oo ku guuleystay doorashada maamulka Jubba-land ... - May 15, 2013 - Dowladda madaxweyne Maxamuud oo isbeddal militariga ah sameysay ... - May 15, 2013 - Soomaalida oo si wanaagsan u xustay maalinta dhallinta iyo aas-aaskii SYL oo laga joogo 70-sano ... - May 15, 2013 - Soomaaliya oo tallaabooyin u qaadaysa si safaaradihii dib loogu furo ... - May 15, 2013 - Marnaanta halbeeg tacliineed oo gobolka ah ayaa hor istaagtey koboca ganacsiga Bariga Afrika ... - May 14, 2013 - SOMALIA: IOM assists Kenyans stranded in Bosaso to return home ... - May 14, 2013 - Ra’isal wasaare Shirdoon oo saxiixay heshiis cusub oo ay xukuumaddu la gashay wadamada G7 ... - May 14, 2013 - Gobolka Baay oo horumar hiigsanaya ayaa wali marti u ah dagaalka al-Shabaab ... - May 14, 2013 - Degmo Muqdisho ka tirsan oo waxbarsho bilaasha ah u fidisa haweenka ... - May 14, 2013 - IOM oo Ajaanib ka daabuleysa deegaamada maamulka Puntland ... - May 14, 2013 - Kenya oo dib u soo noolaynaysa bilayska kaydka ah ee Gaarisa si ay ula dagaallamaan al-Shabaab ... - May 14, 2013 - Abaanduulaha cusub ee ciidamada militariga oo u hanjabay kuwa dhaca geysta ... - May 14, 2013 - Nin la shaqeyn jiray Burcad badeedda oo lagu xiray Jarmalka ... - May 13, 2013 - WHO Investigates Possible Polio Case in Somalia ... - webdesign

Home » Warar

Safiirkii dowladda Serbia ee NATO oo si fool xun u dhintay

(Salaamanews)-Safiirka dowladda Serbia ee NATO ayaa ku dhintay shil gaadiid oo ka dhacay magaalada Baraasles ee wadankaasi Biljamka.

Warbaahinta ayaa baahisay in uu shil ku dhintay safiirkii dowladda Serbia ee golaha gaashaanbuurta NATO asigoo ka soo degay garoonka magaalada caasimadda u ah biljamka kadib cariiri xoogan oo uu kala kulmay wadada.

Wasaaradda arrimaha dibadda dowladda Serbia ayaa xaqiijisay geerida safiirka, Branislav Milinkovic, oo 52-sano jir ahaa waloow aan la heyn faahfaahin intaasi ka badan.

Warbaahinta ayaa soo tabineysa in saraakiisha dowladda Biljamka ay sameynayaan dadaallo ay kaga jawaabayaan shaki ka imaan karo in masuuliyad ay ku leeyihiin shilka gaadiid ee uu ku dhintay safiirka.

Ka hor geeridiisa ayuu Mr Branislav Milinkovic, ku raja weynaa inuu ka qeyb galo  kulan ay iskugu imaan lahaayeen wasiirrada arrimaha dibadda midowga yurub.

Dowladda Serbia xubin kama aha dowladaha kulankaasi lagu casuumay ee doodda yeelanaya laakiin goob joog ayay ka noqon laheyd doodda wadamadu ay yeelanayaan oo u badneyd arrimaha dhaqaalaha.

Waaxda adeegga deg dega ah ee dalka Serbia ayaa sheegtay in dadaal ay sameyen kadib ay ku guuleysteen inay caawiyaan safiirka laakiin uu geeriyooday.

Xoghayaha guud ee gaashaanbuurta NATO General Anders Fogh Rasmussen, ayaa yiri “Ambassador Branislav Milinkovic, wuxuu ahaa masuul sare oo ku casuumnaay kulanka”.

Salaamanews

Muqdisho, Soomaaliya

Info@salaamanews.com

Tags:

Halkan Hoose ku Jawaab

Copyright © 2013 Salaamanews · RSS · Farsamadii AqoonKaal