Latest

May 22, 2013 - Somalia: Somaliland Leader Hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa ... - May 22, 2013 - Ra’isal wasaare Shirdoon oo Muqdisho kula kulmay wakiilka midowga Africa ee Soomaaliya ... - May 22, 2013 - Xukuumadda Soomaaliya oo bilawday qaadista isbaarooyinka sharci darada ah ee duleedka Muqdisho ... - May 22, 2013 - Safaricom oo raadinaysa fikrado wax ku ool ah oo la xidhiidha barnaamijyada moobiilllada ... - May 22, 2013 - Guddoomiyaha Gobolka Mandheera oo codsaday kulan lagu xaliyo shaqaaqooyinka qabiilada xuduudka isaga gudba ... - May 22, 2013 - Edward Hoseah: Musuq-maasuqa waan ka tirtiri karnaa Tansaaniya ... - May 21, 2013 - Dibad bax ka dhacay Muqdisho oo lagu diiday mooshinka laga keenay xukuumadda RW Saacid ... - May 21, 2013 - Wafdi caalami ah oo tagay Kismaayo ayaa xal u raadinaya hogaanka fashilka u dhaw ee Jubba-land ... - May 21, 2013 - Xildhibaannada ka maqan fadhiyada baarlamaanka oo loogu goodiyey inay xilka weyn doonaan ... - May 21, 2013 - Dowladda Australia oo isku dayeysa inay xiriirka u wanaajiso Soomaaliya ... - May 21, 2013 - AMISOM oo ku dhawaaqday howl gallo saf ballaaran ah oo joogta ka noqon doona Muqdisho ... - May 21, 2013 - Madaxweynaha Puntland oo dowladda ku adkeeyey inay aqoonsato maamulka Jubba-land ... - May 20, 2013 - What happened to Somalia’s pirates? ... - May 20, 2013 - Soomaaliya oo soo celineysa xiriirkeedii Sudan ayaa horumar la rabta ciidankeeda xoogga ... - May 20, 2013 - Dowladda Ghana oo ku biirtay dowladaha taageersan Soomaaliya ... - May 20, 2013 - Muqdisho: Ammaanka iyo isdhex-galka bulshada oo laga dooday ... - May 20, 2013 - Madaxtooyada Muqdisho oo madaafiic lagu weeraray iyadoo al-Shabaab laga adkaaday ... - May 20, 2013 - Madaxweyne Maxamuud iyo gudoomiyaha baarlamaanka carabta oo kulmay ... - May 20, 2013 - Baarlamaanka Soomaaliya iyo hey’adda nabad sugidda qaranka oo muransan ... - May 19, 2013 - Bayaan: Kooxda al-Shabaab oo qirtay in khilaafka u dhexeeya uu keeni karo in labo garab ay u kala jabto ... - May 19, 2013 - Documents: Dowladda Soomaaliya oo baaq kulul u dirtay Somaliland ... - May 19, 2013 - Urur goboleedka IGAD oo saameyn muuqata ku leh arrimaha Jubbooyinka ayaa la kulmaya caqabo hor-leh ... - May 19, 2013 - Sharci-dajiyayaal Kenya oo halis ugu jira in ay xilka loogala noqdo dalbkooda mushaar kordhinta ... - May 19, 2013 - Sababaha ka danbeeya weerarada galbeedka Kenya oo aan wali caddayn ... - May 19, 2013 - Kenya: Nin lagu tuhmay argagaxisonimo iyo xaaskiisa oo la toogtay ... - May 18, 2013 - Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded ... - May 18, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo shirarka Kismaayo qaadacay ayaa baaq kama dambeys ah u direy Somaliland ... - May 18, 2013 - Kismaayo: Iyadoo ammaanka laga deyriyey ayaa waxaa magaalada yimid wafdi ka socday IGAD ... - May 18, 2013 - Somalialnd: Shacabka iyo madaxda oo xusay 18-ka bishan May ... - May 18, 2013 - AMISOM oo go’aan cad ka qaadatay muranka Jubbooyinka iyadoo Kenya ay ciidamo dheeraad ah rabto ... - webdesign

Home » Dhaqaalaha, Warar

South Africa oo ku hanjabtay in tallaabo adag ay ka qaadeyso qaadka

(Salaamanews)-Dowladda South Africa oo horey u mamnuucday cunista iyo ka ganacsiga qaadka ama jaadka ayaa soo rogtay amar aan ka noqosho laheyn kaa soo ku dhici doono cidii lagu helo iyadoo iibineysa ama cuneysa qaadka nuucyadiisa.

Warbixin ka soo baxday taliska baleyska wadanka koofur Africa ayaa lagu sheegay inaan la ogolaan doonin waqtigan wixii ka dambeeya iibinta iyo cunista ama ganacsiga qaadka, oo ay aad u isticmaalaan dadka Soomaalida ee jooga dalkani koofurta Africa.

CIidmada baleyska oo aad u baacsada kooxaha iibiya qaadka ayaa marar badan waxay xireen dad cunaya qaadka, waxaana labadii todobaad ee la soo dhaafay talefashinka dowladdu uu baahinayay wacyi galin loo jeedinayo dadka qaadka iibiya iyo kuwa cuna.

Afhayeen u hadlay dowladda ayaa sheegay inay ka cudur daaranayaan inaanu wali qodob sharci ah noqon ka ganacsiga iyo cunista qaadka wuxuuna sheegay in baarlamaanka loo gudbin doono arrintan si ay dastuurka wadanka ugu biiriyaam.

“Qaadka waanu ognahay inaanu sharci aheyn mamnuuciisa, waayo wali laguma soo darin dastuurka wadanka, laakiin baarlamaanka ayaa loo gudbin doonaa, qaadku wuxuu la mid yahay muqaadaraadka la mamnuucay sida xashiiska” ayuu yiri afhayeenka u hadlay koofur Africa.

Dadka Soomaalida ayaa ka soo horjeeda in la joojiyo iibinta iyo cunista qaadka, iyagoo u sababeynaya in nolashoodu ay ku tiidhsantahay, waxaana la ogeyn sida ay isku waafaqi doonaan Soomaalida iyo baliiska dalka South Africa.

 Salaamanews

Cape-town-South-Africa

Info@salaamanews.com

Tags: ,

Halkan Hoose ku Jawaab

Copyright © 2013 Salaamanews · RSS · Farsamadii AqoonKaal