Latest

May 22, 2013 - Safaricom oo raadinaysa fikrado wax ku ool ah oo la xidhiidha barnaamijyada moobiilllada ... - May 22, 2013 - Guddoomiyaha Gobolka Mandheera oo codsaday kulan lagu xaliyo shaqaaqooyinka qabiilada xuduudka isaga gudba ... - May 22, 2013 - Edward Hoseah: Musuq-maasuqa waan ka tirtiri karnaa Tansaaniya ... - May 21, 2013 - Dibad bax ka dhacay Muqdisho oo lagu diiday mooshinka laga keenay xukuumadda RW Saacid ... - May 21, 2013 - Wafdi caalami ah oo tagay Kismaayo ayaa xal u raadinaya hogaanka fashilka u dhaw ee Jubba-land ... - May 21, 2013 - Xildhibaannada ka maqan fadhiyada baarlamaanka oo loogu goodiyey inay xilka weyn doonaan ... - May 21, 2013 - Dowladda Australia oo isku dayeysa inay xiriirka u wanaajiso Soomaaliya ... - May 21, 2013 - AMISOM oo ku dhawaaqday howl gallo saf ballaaran ah oo joogta ka noqon doona Muqdisho ... - May 21, 2013 - Madaxweynaha Puntland oo dowladda ku adkeeyey inay aqoonsato maamulka Jubba-land ... - May 20, 2013 - What happened to Somalia’s pirates? ... - May 20, 2013 - Soomaaliya oo soo celineysa xiriirkeedii Sudan ayaa horumar la rabta ciidankeeda xoogga ... - May 20, 2013 - Dowladda Ghana oo ku biirtay dowladaha taageersan Soomaaliya ... - May 20, 2013 - Muqdisho: Ammaanka iyo isdhex-galka bulshada oo laga dooday ... - May 20, 2013 - Madaxtooyada Muqdisho oo madaafiic lagu weeraray iyadoo al-Shabaab laga adkaaday ... - May 20, 2013 - Madaxweyne Maxamuud iyo gudoomiyaha baarlamaanka carabta oo kulmay ... - May 20, 2013 - Baarlamaanka Soomaaliya iyo hey’adda nabad sugidda qaranka oo muransan ... - May 19, 2013 - Bayaan: Kooxda al-Shabaab oo qirtay in khilaafka u dhexeeya uu keeni karo in labo garab ay u kala jabto ... - May 19, 2013 - Documents: Dowladda Soomaaliya oo baaq kulul u dirtay Somaliland ... - May 19, 2013 - Urur goboleedka IGAD oo saameyn muuqata ku leh arrimaha Jubbooyinka ayaa la kulmaya caqabo hor-leh ... - May 19, 2013 - Sharci-dajiyayaal Kenya oo halis ugu jira in ay xilka loogala noqdo dalbkooda mushaar kordhinta ... - May 19, 2013 - Sababaha ka danbeeya weerarada galbeedka Kenya oo aan wali caddayn ... - May 19, 2013 - Kenya: Nin lagu tuhmay argagaxisonimo iyo xaaskiisa oo la toogtay ... - May 18, 2013 - Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded ... - May 18, 2013 - Madaxweyne Maxamuud oo shirarka Kismaayo qaadacay ayaa baaq kama dambeys ah u direy Somaliland ... - May 18, 2013 - Kismaayo: Iyadoo ammaanka laga deyriyey ayaa waxaa magaalada yimid wafdi ka socday IGAD ... - May 18, 2013 - Somalialnd: Shacabka iyo madaxda oo xusay 18-ka bishan May ... - May 18, 2013 - AMISOM oo go’aan cad ka qaadatay muranka Jubbooyinka iyadoo Kenya ay ciidamo dheeraad ah rabto ... - May 17, 2013 - Sheekh Xasan Daahir oo ka deyriyey mustaqbalka fog ee kooxda al-Shabaab ayaa qiray inuu khilaaf baahsan jiro ... - May 17, 2013 - Xiisad isa soo taraysa xilli ay laba hogaamiye sheeganayaan madaxwaynanimada Jubbaland ... - May 17, 2013 - Soomaaliya oo isku diyaarinaysa in ay la wareegto maamulka hawadeeda ... - webdesign

Home » Suugaan, Warar

Wariyeyaal iyagoo warka aqrinayo iscasilay warbixin xiiso badan

(Salaamanews)-Labo wariye oo ka shaqeynayay Talefashinka caanka ah ee ABC ayaa waqti ay war si toos ah u soo tabinayeen waxay ku dhawaaqeen shaqa joojin ka dhan ah cadaadis maamulka TV-ga kaga yimid.

Labada wariye oo kala ah Cindy Michaels iyo Tony Consiglio ayaa iyagoo warka aqrinayay waxay soo dhex galiyeen iscasilaadooda taasoo layaab ku noqotay daawadayaashii TV-ga.

Cindy Michaels ayaa tiri “Ugu damebyntii caawa, waa war akhrintii ugu dambeysay Tony iyo aniga oo aan wadajir wararka uga akhirinno halkan ABC”.

Tony Consiglio ayaa isna sii raaciyay “Lixdii sano ee aan halkan wadajirka u joognay waxay aheyd mid xiiso leh, waxaan wada qaadanay waqti xiiso leh, waxaynu wada aheyn war akhriyaashii wadajirka wararka u akhrin jiray ee ugu mudada dheeraa” .

Cindy Michaels iyo Tony Consiglio

Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu sii raaciyey: “Anigoo ku hadlaya magaceyga iyo kan Cindy waxaan aad u jecleyn daqiiqad kasta oo aan idiin sodo gudbin jirnay, idinkoo ku sugan guryihiina wararka, waxaana ka tagida shaqadeena ay la xiriirtaa arimo badan oo soo kordhay, waxaana u aragnay inay tahay talaabo ku haboon xiligan” ayuu ku soo xiray hadalkiisa.

Miss Michaels wareysi kale oo ay siiyey wargeyska Bangor Daily News waxay ku sheegtey in iscasilaadeeda  iyo Tony ay la xiriirto dhibaatooyin ka qabsadey maamulka Tv-ga, taasi oo ay arkeen inay ku haboon tahay in ay shaqada isaga tagaan.

“Waxaa jirtey qadarin la’aan shaqaalaha loo hayey iyo waliba ishaysid xoogan, waxaana labadeenu dareenay inaanay waxba noo ogeyn mulkiilayaasha iyo maamulka sare ee, kuwaasi oo si aan ku fadhin xirfad u maamulaya hawlaha wararka” ayay hadalkeeda  Miss Michaels.

Laakiin sheegashada ka timid Miss Michaels  waxaa si adag gaashaanka ugu daruuray agaasime xigeenka Tv-ga ABC Mike Palmer oo gees isaga riixay eedeymaha haweenaydan, waxaana uu sheegay in kol horeba labadaasi wariye ay u qorsheysneyd inay shaqada isaga tagaan.

“Maamulka sare wax shaqo ah kuma laha hawl maalmeedka wararka ee Tv-g” ayuu yiri Mike Palmer oo si adag u beeniyey wararka ay baahisay Cindy Michaels.

Salaamanews

Muqdisho, Soomaaliya

Info@salaamanews.com

Tags: ,

Halkan Hoose ku Jawaab

Copyright © 2013 Salaamanews · RSS · Farsamadii AqoonKaal